Wararkii u danbeeyay qarax xooggan oo ka dhacay dalka Ruushka iyo khasaaraha ka dhashay.

Bulsha:- Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Ruushka ku taalla ee Belgorod, taas oo dhacda xadka Ukraine, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka.

Wuxuu intaa raaciyay in qaraxa uu burburiyay dhismooyin dhowr ah oo ay ku jiraan guryo la degan yahay.

Hadalka gudoomiyaha ayaan si madax banaan loo xaqiijin karin mana jirto wax jawaab ah oo kasoo baxay dowlada Ukraine oo ku aadan qaraxan.

Guddoomiyaha gobolka ayaa hadalkan ku shaaciyay barta uu ku leeyahay Telegram-ka











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment