Haweeney Mareykan ah oo ganacsade Soomaaliyeed ku eedeysay inuu kufsaday

Bulsha:- Saynisyahanad u dhalatay mareykan ah oo heysata shahaadada PhD ayaa Mulkiilaha Shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eedaysay inuu Kufsi u gaystay.

Anjanette DeCarlo waxay sheegtay inay cilmi baaris ka wadday Somaliland, sanadkii 2018 ayna Barkhad la kulantay isagoo u soo bandhigay inay shirkaddiisa la fuliso mashruucaas cilmi baarista ah, balse ugu dambayn uu ku kufsaday qol uu qasab ku galiyay.

Haweenaydan ayaa sidan u sheegtay Channelka Vice News oo laga leeyahay dalka Maraykanka.






Sidoo kale waxay wareysiga ku soo bandhigtay qodobo kale oo ay ka mid ahaayeen In Barkhad uu lunsaday dhaqaale Hay’adda doTTERRA ugu soo dhiibtay dadka Beeyada beerta, dhaqaalahaasi oo loogu talogalay in dadkaasi loo siiyo Cunto, Caafimaad iyo Waxbarasho.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment