RW Xamse oo safiirka midowga Yurub kala hadlay taageerada ay siiyaan dowladda.

Bulsha:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah.

Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub ka taageero Dowladda Soomaaliya iyadoo lagu saleynayo howlaha hortebinta u leh Dowladda.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa ururka Midowga Yurub ku amaanay taageerada ay u fidiyaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, wuxuuna u soo bandhigay heerka ay gaarsiisan tahay abaarya daran ee ku dhufatau dalka, taasoo saameysay dad 7 Milyan oo ruux gaaraya.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment