Kenya oo usoo dhoofisay Qaadka Miirooga Somalia mudo kadib

Bulsha:- Wasiirka beeraha dalka Kenya  Peter Gatirau Munya, ayaa sheegay in maanta oo Axad ah ay magaalada Muqdisho ay tageyso diyaaraddii ugu horeysay ee sidda qaadka Miirooga ee ka baxa dalka Kenya.

Nairobi iyo Muqdisho ayaa dhawaan kala saxiixday heshiisyo dib loogu hagaajinayo xiriirka iyo cilaaqaadka diblomaansiyadeed ee ka dhaxeeyada labada dhinac.

Wasiir Munya ayaa sheegay in diyaaraddii ugu horeysay ee qaad ka keenta Kenya ay cagadhigatay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Qoraal uu wasiirka soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka ayuu ku xusay in arrintan ay ku timid heshiiskii labada xukuumadood ay kala saxiixdeen.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment