UNHCR oo sheegtay in ay kordhayso tirada muhaajiriinta badaha ku dhinta

Bulsha:- Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee loosoo gaabiyo UNHCR ayaa sheegtay in ay kordheyso tirada qaxootiga ku dhimanaya iyagoo isku deyaya in ay ka gudbaan badda Mediterranean si ay u gaadhaan dalalka Yurub, inkastoo dhinaca kalena tiro yar oo muhaajiriin ah ay hadda safarkaas halista badan galaan.


Warbixin arrintaas ku saabsan oo ay soo dirtay Lisa Shilayn, waxaa innoosoo koobaysa Falastiin Axmed Iimaan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment