Hoggaamiyayaasha G7 oo hirgelineysa mashruuc ay uga hortageyso kan Shiinaha oo ku kaacaya $600 oo Bilyan

Bulsha:- Hoggaamiyayaasha waddamada horey uga maray dhaqaalaha ee G7 ayaa shalay ku dhowaaqay mashaariic ku kacaysa adduun dhan 600 bilyan oo dollar oo ah maalgashi iyo kaabayaasha dhaqaalaha dunida, waxaana ashaariicdaasi ka mid ah kuwo dhinaca tamarta ah oo laga hirgelinayo dalka Angola, iyo xarigga internetka xawaaraha dheereeya oo isku xiraya SIngaboor iyo Faransiiska balse sidoo kale maraya Masar iyo Geeska Afrika.

Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters ka qortay mashruucan oo lagu magacaabo Iskaashiga Caalamiga ah ee Maalgashiga Kaabayaasha Dhaqaalaha waxaa inoo soo koobaya Jacfar Kuukaay, iyadoo ay raaci doonto falanqyn ku saabsan mashruucan oo Harun Macruf uu weydiiyey Cali Maxamuud Cismaan oo bartay xiriirka caalamiga ah, horumairnta iyo dhaqaalaha, oo haatanna ah la-taliye madaxbannaan ee arrimaha horumarinta iyo bani’aadminnimada.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment