Musharixiin cusub oo isga hartay doorashada madaxweynaha.

Bulsha:- Waxaa isa soo taraya musharixiinta isaga hareysa tartanka madaxtinimo ee Soomaaliya oo goordhow la filayi iney ka dhacdo teendhada Afisyooni ee ku taala xerada ciidanka cirka.

Sida wararka la helayl ay sheegayaan, musharixiinta kala ah Jabriil Ibrahim Cabdulle iyo Xuseen Cabdi Nuunow ayaa ka haray tartanka doorashada, iyagoo aan bixin macluumaad ku aadan sababta ay uga hereen tartanka, maadaama ay ku sgan yihiin hoolka doorashada.

Horay illaa saddex Musharax isaga hareen doorashada kuwaasoo kala ah sC/kariin Xuseen Guuleed, Dahir Maxamuud Geele iyo C/naasir Cabdulle.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment