Wareysi: Xildhibaan ka tirsan baarlamanka cusub oo beeniyay in uu xiriir la leeyahay Al-Shabaab

Bulsha:- Dr. Cali Xaaji Aadan Abuubakar, oo ka mid ah xildhibaannadii Golaha Shacabka ee shalay xilka loo dhaariyay ayaa muddo kooban kadib markii lagu doortay magaalada Baladweyne la faafiyay muuqaal laga duubay isaga oo ku sugan deegaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay Alshabaab ka taliyaan.

Hadal uu goob musaanasabad ahayd ka jeediyay ayuu ugu mahad naqay Alshabaab, isaga oo adegsaday ereyga “WILAAYADA ISLAAMIGA AH” iyada oo arrintaas ayay dad badan ka fal-celiyeen kuwaas oo xildhibaanka ku eedeeyay in uu xiriir dhow la leeyahay Alshabaab.

Wariyaheenna Jacfar Kuukaay ayaa Khadka Talefoonka ku wareystay Dr. Cali Xaaji Aadan Abuubakar, wuxuuna marka hore weydiiyay inuu sharraxaad ka bixiyo muuqaalka la faafiyay.


Halkaan Hoose ka Daawo








Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment