Sacuudi Carabiya oo hal maalin toogasho ku fulisay 81 qof

Bulsha:-  Muddo ku siman 40 sano, waxaa Boqortooyada Sacuudi CArabiya ay si wadar ah u dishay Sabtidi shaley ahayd 81 muwaadiininteeda ah, kuwaas oo dambiyo kala duwan ku eedeysnaa.

Waxay noqonaysaa tiradii ugu badnayd oo dalkaasi si wadar ah hal maalin loogu fuliyo dil wardareed.


Wariyaha VOA Hussein Cismaan Saxnuuni ayaa warkan kasoo direy magaalada Qaahira.





Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment