DHAGEEYSO:- Tirada qoysaska Soomaalida ah ee Sweden carruurta looga qaatay oo korortay

Bulsha:- Dalka Sweden waxaa isa soo taraya tirada qoysaska laga qaato carruurta, waxaana sanad kasta hay'adda maareysaa carruurta ay waalidkood kala wareegtaa ugu yaraan 1000.

21-kii bishii December ee sannadkii 2021 daraasad lagu sameeyey Sweden ayaa lagu ogaaday in qoysaska carruurta sida khasabka ah looga qaato waalidkood ay u badan yihiin dadka muhaajiriinta ah ee dalkaas ku nool marka la barbar dhigo qoysaska u dhashay dalka iyadda oo loo aaneynayo in dadka muhaajiriinta ah ay diidaan caawimo ay addeeggyada caruurtu bixiso.


Haddaba, Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayaa dhibaatadan ka wareystay Hassan Deri oo ah qareen la shaqeeya carruurta la qaato, waxaanu marka hore weydiiyey sababaha ugu waaweyn ee carruurta loo qaato?

Halkaan hoose ka dhageeyso








Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment