Daawo:- Shariif Xasan Sheekh Adan oo loo diiday inuu u safro magaalada Baydhabo

Bulsha:- Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan, ayaa saakay laga hor istaagay in uu u safro magaalada Baydhabo.

Shariif Xasan iyo ilaaladiisa ayaa la sheegay inay weli ku sugan yihiin gudaha garoonka diyaaradaha Aden Cadde.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Shariif Xassan, in uu doonayay inuu u tartamo kursi yaala magaalada Baydhabo oo uu horay ugu fadhiyay wiilkiisa.

Doorashada ka socota Dowlad goboleedka Koofurgalbeed ayaa waxaa hore logu diiday inuu u safro magaalada Baraawe guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka CabdiWali Muudeey,si uu ugu tartamo kursi uu horey ugu fadhiyay.




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment