DAAWO: Markabkii labaad oo maanta ku xirtay Dekedda Garacad, Muxuu sidday?

Bulsha:- Markabkii labaad oo sida shixnad Kunteenaro ah ayaa maanta ku xirtay Dekedda Garacad ee gobalka Mudug, kaas oo sida gaadiid iyo qalab la sheegay in lagu dhameystirayo Dekedda.

Markabka ku xirtay Dekedda Garacad ayaa la sheegtay in culeys badeecada uu wado ay gaaraysay 842 tan. Waa markabkii labaad oo kusoo xirta Dekedda oo dhismaha jambigeeda labaad uu marayo meel wanaagsan.


HAALKAAN HOOSE KA DAAWO






Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment