WAR DEG DEG AH: Qarax culus oo ka dhacay magaalada Boosaaso

Bulsha:- Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in qarax miino uu goor-dhaweyd ka dhacay Boosaaso, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Qaraxa ayaa ahaa miino lagu aasay marfish (Mee lagu qayilo), oo ku yaalla agagaarka isgoyska Maqaska ee magaalada Boosaaso.

Qaraxyada miino ee lagu beegsanayo goobaha lagu qayilo ayaa kusoo badanaya magaalada Boosaaso, kuwaas oo lagu beegsanayo saraakiisha ciidammada iyo dad rayid ah.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment