Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Bulsha:- Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax xooggan uu goor dhaweyd ka dhacay agagaarka isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqudisho.

Qoraal kooban oo kasoo baxay booliska ayaa lagu sheegay in qaraxan uu ahaa is-miidaamin, kaas oo ay ku sheegeen in qofka is qarxiyay uu la eegtay dad rayid ah, iyadoo aysan jirin faahfaahin intaas dheer oo laga bixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxan.

Wixii ku soo kordha warkan halkan ayaad kala socon doontaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment