Boqortoyada Sacudi Carabiya oo uga mahadcelisay Soomaaliya qabashada Bandhigga Expo 2030

Bulsha:-  Wasiirka Arrimaha Dibada ee Sacuudiga Amiir Faisal bin Farhan Al Saud oo khadka taleefanka kula hadlay Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya CabdiSaciid Muuse Cali ayaa uga mahadceliyay sida Soomaaliya ay u garab istaagtay Sacuudiga in Bandhigga Expo 2030 lagu qabto magaalada Riyadh.

Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo gobolka, aduunkaba iyo arrimaha labada dal si gaar ah u quseeya.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo Dowlada Soomaaliya ayaa leh xiriir wanaagsan oo iskaashiga labada dhinac ah.

Waxayna wasaarada arrimaha dibbada Soomaaliya bilowday toddobaadyadii la soo dhaafay dardargelinta xiriirka iskaashi oo ay dowlada Soomaaliya la leedahay wadamada caalamka.

Boqortoyada Sacudi Carabiya oo uga mahadcelisay Soomaaliya qabashada Bandhigga Expo 2030










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment