Mahad Maxamed Salaad oo loo doortay markale xildhibaan Golaha Shacabka

Bulsha:- Mahad Maxamed Salaad ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#147 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb.

Doorashada Mahad Maxamed Salad ayaa ka dhigeysa magaalada Dhuusamareeb magaalada ugu badan ee ay ka soo baxenen xildhibaano isugu jira muxaafad iyo mucaarad.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment