Hogaamiyayaasha Islaamka aheeyn laakiin waxay u istaageen difaaca diinta Islaamka

Bulsha:- Markii ay weerar ay dadka badan ku dhinteen uu nin hubeysan ku qaaday misaajid ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand, waxa ay ahayd mid dad badan ay ka argagaxeen.

Balse qaabkii ay uga jawaabtay rai'sul wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayay dad badan ammaan u soo jeediyeen.

Mrs Ardern ayaa Musliminta dalkaasi u muujisay naxariis iyo sida ay uga xuntahay waxa ku dhacay.

Waxaa ay soo xiratay xijaab iyada oo la kulantay Musliinta sheegtay-na in Musliminta aan laga xigin dalka New Zealand.

Weerarkaas Christchurch waxaa ku dhintay dad gaarayay 50 qof oo ahaa Muslimiin ku cibaadeysanayay misaajidka la weeraray.

Jacinda Ardern











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment