Muslimiin ma ahan, balse madaxdan waxay u istaageen difaaca diinta Islaamka

Bulsha:- Madaxwaynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ka mid ah madaxda aan Muslimiinta ahayn ee isagu si toos u difaacay Muslimiinta.

Waxaa uu si wayn uga soo horjeedsaday aflagaadada lagula kaco Nabi Maxamed (scw) IYO islaam naceybka.

Madaxweyne Putin oo khudbad ka jeedinayay bishii December ee aanu soo dhaafnay, ayaa sheegay in aflagaadad Nebi Maxmed (NNKH) aan lagu tilmaami karin"muujinta xorriyatul qowlka ".

Aflagaadada Nebi Muxamed (NNKH) waa "ku xadgudubka xoriyada diinta iyo ku xad-gudbka dareenka xurmada leh ee dadka Muslimiinta ah ," ayuu intaa ku daray.


Vladimir Putin








Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment