Hirshabelle oo shaaciyay 11 kursi oo lagu dooranayo magaalada Beledweyne

Bulsha:- Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay Qaybtii 2aad 11 kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Ee taala Magaalada Beledweyne ee Dowlada Hirshabeelle.

11ka kursi ee la shaaciyay ayaa waxaa tirsigooda iyo xildhibaanadii hore ugu fadhiyay ay kala yihiin;

HOP; 04 Maxamed Xasan Ibraahim Qoone

Hop 10; C/saq Axmed Maxamed
Hop;11 C/saaq Cumar Maxamed
Hop;19; Farxiyo Mumin Cali.
HOP 30; Daahir Amiin Jeesow
Hop;39; Maryan Axmed Haaruun.
Hop;58 Nuur Iidow Beyle.
HOP;59; Samiiro Xasan Cabdulle.
HOP;63 Cabdulaahi Goodax Barre.
HOP;66 Cumar Cismaan Waasuge.
HOP 135 Amina Mohamed Abdi,













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment