Doorasho la isu tanaasulay oo maanta ka dhacday Dhuusamareeb

Bulsha:- Doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa lagu doortay labo xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka.

labadan kursi ayaa xildhibaanadii lagu doortay waxa ay ku guuleysteen kursigan kadib markii ay u tanaasuleen musharaxiintii la tartamaysay.

Maxamed Abuukar Cali”Jacfar”ayaa ku guuleystey kursiga tirsigiisu yahay HOP#025 kadib markii si gacan taag ah uu ku helay boqol cod.

Sidoo kale waxaa lagu doortay maanta magaalada Dhuusamareeb Cadar Cali Maxamed ( Shalaqbeen )kadib markii ay u tanaasushay Nasro Maxamed Dalabeey.iyado heshay codad gaaraya 71 cod.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment