Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Bulsha:-  Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad Ciidanka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey Degaanka Goobaale ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Howlgalka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii Al-Shabaab looga saari lahaa degaanka, waxaana saraakiisha Ciidamada ay sheegeen in dadka ay dhibaateeynayeen.

Sidoo kale waxay sheegeen in howlgalkan uu qayb ka yahay Halwgallada guud ee dalka looga saarayo Ururka Al-Shabaab & Kooxda Daacish

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa waxaa ay mar walba howlgallo joogto ah ka sameeyaan degaano katirsan Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment