Kulan albaabada uxiran oo maanta dhexmaray James Swan & Wasiir Beyle

Bulsha:- Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta shir albaabada uxiran la yeeshay danjiraha Qaramada midoobeey uqaabilsan Soomaaliya James Swan.

Labada mas’uul ayaa kawada hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu muhiimsaneyd doorashooyinka iyo lacagta loogu talo galay sidii loo bixin lahaa.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KULANKAASI UU KA SAMEEYYE WASIIR BEYLE


Waxa aan kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.

Waxa aan ka wadahadalnay arrimo ku saabsan horumarinta dhaqaala dalka, isbedellada Maaliyadeed ee socda iyo dhaqaalaha ku baxaya Doorashooyinka dalka.

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa uu muhiim u yahay Barnaamijka deyn_Cafinta iyo dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda Soomaaliya.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment