doorasho:- Walaac laga qabo hoos ku dhac ku yimaada codbixiyeyaasha Soomaalida Kenya

Bulsha:- Iyada oo dalka Kenya ay ka bilaabatay qaadashada kaararka codeynta doorashada madaxtanimada ee lagu wado inay dhacdo bisha August ee sanadkan ayaa haddana siyaasiinta Soomaalida waxa ay aad uga walaacsan yihiin in abaaraha iyo daruufaha dhanka amniga ah ay sababaan hoos u dhac weyn.

Duruufaha ka jira gobolka Waqooyi Bari ayaa saamayn ku yeelan karaan hoos u dhac ku yimaada tirada dadka Soomaalida ee la filayay inay isku diiwaan geliyaan qaadashada kaararka codeynta doorashada Kenya.

Siyaasiinta Soomaalida ayaa Soomaalida Kenya ugu baaqay inay isku diiwaan geliyaan doorashada si ay codkooda u dhiibtaan.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayay warbixintan inoo soo diray.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment