DEG DEG:- Weerar khasaare gaystay oo ka dhacay dalka Jarmalka

Bulsha:- Nin hubeysnaa ayaa dhowr qof ku dhaawacay hoolka Jaamacadaha ee magaalada Heidelberg ee dalka Jarmalka,sida ay sheegeen booliska dalkaas.

Booliska ayaa sheegay inuu dhintay ninka weerarka gaystay oo haystay “Qori dheer”, waxaana howlgal ballaaran oo ay ku jiraan kuwa gurmadka uu hadda ka socdaa xaafadda Neuenheimer Feld ee magaaladaas.

Lama oga inta qof ee weerarkan ku dhaawacmay.

Booliiska ayaa dadka ka codsaday inay ka fogaadaan aagga uu weerarka xilli uu halkaas ka socoto adeegyada gurmadka deg dega ah.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment