DAAWO SAWIRO: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Bulsha:- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo duhurnimadii maanta ka dhacay wadada 21- october ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan UN-ka.

Inta la xaqiijiyay qaraxa ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 12 qof oo isugu jira shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo dad shacab ah oo ka agdhawaa goobta uu qaraxa ka dhacay, halka tira intaas ka badan uu dhaawac ka soo gaaray qaraxa.

Dhanka kale qaraxa ayaa waxaa ku burburay guryo iyo hanti u badan gaadiid ka agdhawaa meesha uu qaraxa ka dhacay.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment