Amiirad Basma Bint Saud muddo kadib xoriyaddeedii dib u heshay

Bulsha:- Amiirad u dhalatay Sucuudiga iyo gabadheeda ayaa xoriyaddooda dib u helay kadib ku dhawaad saddex sano ay ku xirnaayeen xabsi si weyn loo ilaaliyo isla markaana wax dacwad ah lagu soo oogin, sida ay sheegeen dad u ololeynayay in lasii daayo.

Amiirad Basma Bint Saud ayaa la xiray bishii March sanadkii 2019 xilli ay qorsheyneysay inay u duusho dhinaca dalka Switzerland halkaas oo xaalad caafimaad ay u tageysay.

Lama ogo sababta loo xiray iyada iyo gabadheeda, wax dacwad ah laguma soo oogin.

Dadka waxay sheegeen in xiritaankooda uu la xiriiro u doodista arrimaha xuquuqul insaanka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment