Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Puntland Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Boosaso

Bulsha:-  Qaar kamid ah siyaasiyiinta miisanka leh ee ka soo jeeda dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku baaqay in ay nabadda qaatan ciidamada ku dagaalamaya magaalada Boosaso.

Xubnaha  baaqa soo saare oo ay ku jiraan mas’uuliyiin xilal kala duwan ka soo qabatay dowladda federaalka iyo maamulka Puntland ayaa taageray xabad joojinta ay codsadeen maamulka Puntland.

Siyaasoyiintaan oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda Boosaso ayaa sheegay in xabaddu aan xal marnaba noqon.

Hoos ka akhriso baaqa nabadda ee siyaasiyiinta ka soo jeeda Puntland.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment