Ciidamada PSF: Mar walba Waxaan Diyaar U Nahay Heshiis iyo Nabad

Bulsha:- Ciidamada PSF ayaa ku dhawaaqay in ay aqbaleen xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleeska Puntland.

Qoraal ka soo baxay hogaanka ciidamada PSF ayaa lagu sheegay in ciidamada ay mar walba diyaar u yihiin in ay qaataan nabadda.

PSF ayaa sidoo kale sheegtay in aysan jirin xabad ay bilaabeen ciidamadooda balse dagaalka ay ku soo qaadeen ciidamada ka amar qaata madaxweynaha Puntland.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment