SAWIRO: Ciidamo cusub oo boolis ah oo tababar loo soo xiray

Bulsha:- Taliyaha Ciidanka Bpoliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed iyo wafdi saraakiil ah uu hoggaaminaayey ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xirey Dufcadddii 15.aad ee Ciidanka Daraawiishta Booliska.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Jabuuti ayay ciidamada ku soo bandhigeen gaado ka cayaar iyo dhoolatus ku saabsan tababarka ay qaateen, iyagoo bixiyay salaam Sharaf.


Taliyaha Ciidanka Bpoliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa kula dardaarmay booliska tababarka loo soo xiray inay isu diyaariyaan difaacidda Qaranka, ayna ka hortagaan cidkasta oo wax u dhimeysa Qaranimada Soomaaliya.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment