Dowladda Japan oo heegan gelisay Ciidamadeeda

Bulsha:- Ra’iisul wasaaraha Japan, Fumio Kishida, ayaa ballan qaaday inuu xoojin doono militariga si uu ula tacaalo xaaladda kacsan ee gobolka ka soo korodhay oo ay ka mid yihiin hanjabaadaha dalkiisa uga imanaya Shiinaha iyo Kuuriyada Waqooyi.

Fumio wuxuu sheegay inuu tixgelin doono dhammaan fursadaha jira, oo ay ku jirto sare u qaadida awoodda lagu weeraro saldhigyada cadowga ay leeyihiin.

Sharciga dagallada ee Japan u yaalla ayaa xaddidaya Tokyo iney xoog isticmaashi iyo iyo inay weerarro qaaddo.

khudbad Ra’isal wasaare Fumio Kushida uu u jeediyay milateriga, ayuu ku sheegay inuu ka walaacsan yahay ammaanka qaranka, maadaamaa ay Beijing iyo Pyongyang ay ku dhaqaaqeen xoojinta iyo ballaarinta awoodda milateri ee ay leeyihiin.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment