DEG DEG: Qarax ka dhacay Guriceel & Qoys carruurtoodii ku le’deen

Bulsha:- Inta la og yahay 3 Caruur ah ayaa ku geeriyootay shan kalena waa ay dhaawacmeen,kadib markii waxyaabaha qarxa ay garaaceen uu qarxay duleedka Guriceel.

Deegaanka Qootiro oo wuqooyi bari Guriceel ku yaalla ayaana carruurtani isku qoyska ahaa ku le’deen waxyaabaha haraadiga ahaa ee ku qarxay.

Ma jirto war kasoo baxay laamaha amniga oo ay kaga hadlayaan qaraxaasi ka dhacay duleedka Guriceel ee gobolka gal gaduud.


Dhaawacyadda ayaa la geeyay Isbitaalka Fayo Care ee degmadda Guriceel kuwaas oo xaaladooda qaar carruurta ay halis yihiin.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment