DAAWO: Muxuu yahay keydka Hubka Al-Shabaab ee la helay, & noocyada uu ka kooban yahay?

Bulsha:- Ciidammada Hay’adda Nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Keydkii hubka ee ugu weynaa ee kooxda Al-Shabaab, kaddib howlgallo ay ka sameeyeen xaafada Suuqa xoolaha oo ku taalla Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Keydka hubka ee la qabtay ayaa ka koobnaa noocyada kala duwan ee hubka oo ay u adeegsanayeen dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Howlgalka oo dhacay habeen kahor, ayna fuliyeen Ciidanka hubeysan NISA ee Duufaan, ayaa lagu qabtay 3 kamid ah xubnaha kooxda Al-Shabaab.

Halkan ka Daawo









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment