Bulsha:- Dalka Masar oo ah dal uu qaali ka yahay Hilibka ayaa inta badan iibiya Hilibka Dameerada taa oo intabadan shaki galisa shacabka dalkaasi
Dad badan oo macaamiil lahaa maqaaxi ku Taalo Masar Hilibkeeda aad loo jeclaa ayaa Mar qura shoog ku dhacay ka did markii laamaha Amniga ka War heleen maqaaxidaan hilibka ay gado aheyn Hililka Xoolaha la dhaqdo ee side Ariga iyo Loda
Baaritaankii la sameeeyey maqaaxidaan ayaa lagu ogaaday in Hilibka Dameeraha lagu iibinaayey mudo 20sano Ah Hilibka Dameerada
Goobta lagu qabtay ayaa ah Tuulo lagu magacaabo Sharqiya iyadoona dhamaan irdaha leysugu dhuftay maqaaxida Dadkii masuulka ka ahaa Xabsiga loo taxaabay
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment