DEG DEG:- Koonfur Galbeed: Sharif Xasan Oo Tanaasulay, Yaa Madaxweyne Ah?

Bulsha:- Wararka ka imaanaaya Baydhabo ayaa sheegaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan uu iscasilay, kana tanaasulay tartanka madaxtinnimada ee November 17 lagu waday inuu halkaasi ka dhaco.

Kulanka uu isku casilay ayaa waxaa wada fadhiyeen Shariif Xasan iyo wasiirka arrimaha gudaha ee federaalka ah Cabdi Maxamed Sabriye.

Sida ay wararku sheegayaan, waxaa madaxweyne si kmg ah u sii ahaan-doona Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye, kaasi oo ku simmi-doona ilaa laga doorto madaxweyne cusub.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:



Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment