Bulsha:- Maamulka Somaliland ayaa Maanta Ka Jawaabay Go,aankii Dawlada Somalia ay ka Qaadatay Wareejinta Dekeda Berbera oo Laga iibiyey Shirkada DP World iyo Etiopia Kuwaas oo Heshiis La Galay Somaliland.
Wasiirka Warfaafinta Somaliland MR Guri-barwaaqo oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlayey Magaalada Hargaysa ayaa Arrintan si adag uga Hadlay.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment