Bulsha:- Faysal Cali Waraabe oo ah Nin aan Hadalka iska Shaan-dhayn inta uusan Odhan ayaa Hargaysa Isaga oo Saxaafada Kula Hadlaya Waxaa uu Eedayn usoo Jeediyey Dawlada Somalia Gaar ahaana Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre oo isagu Gabi ahaana Arrintan Heshiiska Berbera kasoo Horjeestay.
Dawlada Somalia ayaa Shalay kasoo Horjeesatay Go,aanka Maamulka Somaliland uu Dekeda Berbera ugu Wareejiyey Ethipoia iyo Shirkada DP World.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment