Daaw:Xildhibaan Kabaha la Dulmaray Mid ka Mida Wasiirada Ugu Tunka Waaweyn Xukumada Kornayl Muuse Biixi

Bulsha:- Xildhibaan Dheeg oo ka mid ah Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa si adag ula Hadlay Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Dhexda Kaga Jiro Qas iyo Wareer Wali ka Taagan Wasaarada Cusub ee Dhowaan Loo Dhiibay.


Xildhibaan Dheeg ayaa ku Tilmaamay Wasiir Guri-barwaaqo Nin awood uusan Lahayn isticmaalaya  isaga oo sheegay inuu Garan waayey Halka uu ka Keenay Awooda Wasiirku Sheeganayo.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment