“Caalamka waxaannu u sheegaynaa cidna kumaanu xad-gudbin, colaadna uma jeedno oo dagaal diyaar uma nihin, halka aanu immika joogno oo Tuka-raq ahna weli xuduudkayagu waxa uu u jiraa 70km. Distoorka Somaliland waxa u qorayaa inay xukuumaddu sugto xuduudaha dalka, anigana xilkii la ii dhaariyey bay ka mid tahay oo Baarlamaanka iyo shicib-weynuhuba way igu dab joogaane waa in xuduudda la tagaa…” ayuu yidhi.
Muuse Biixi Isagoo ka hadlay Ciidanka Puntland ay keentay goobaha labada dhinac isku Horfadhiyaan ayuu sheegay in hadii ay dagaal soo qaadan ay tagi doonaan Xaduudka Siduu hadalka u dhigay “Hadii aad nagu soo duushaan, waxaanu Tagaynaa Xadka “.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment