Bulsha:- Kadib Markii Muran Beelaysan uu Dhexmaray Qaar ka mid ah isimada Beesha Isaaq ayaa Markii ugu Horaysay Waxaa arrintaas Maanta ka Hadlay Shiikh aadan Siiro oo ka mid ah Culimada Magaalada Hargaysa.
Shiikh aadan Siiro oo ah Wadaa isku Dhex Wada Dacwada iyo Siyaasada ayaa Salaadiinta Tv-yada iska Caayeya ugu Baaqay in ay Ka Waantoobaan arrimaha ay isku Hayaan.
Arrintan ayaa Waxay ka Danbaysay Kadib Markii ay isku Jawaabeen Qaar ka mid ah isimada Somaliland Kuwaas oo kala Sheeganayey Dhulka Deegaanka Xumba Wayne oo Hargaysa Biyaha Looga Soo Qaado.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment