Bulsha:- Waxaa hubaal ah oo dood aysan ka taagneyn in 30% haweenka aysan gaarin gariirka galmada (in ay ka dharagto) waxaana taasi u sabab ah raga oo aan gaarsiin raaxada loo yaqaan satisfaction o ah mid dhuunta ay la qalasho.
Waa iska sahal in ninka durbo raaxo helo waayo marka malabyarowga uu galo isaga intaas ayay kaga siman tahay balse hawenka waa ka duwan yihiin , hadaba waxaa haboon in si gabarta aad u gaarsiiso Orgsam-ka waxaad sameeysaa.
Waxaad Marka hore ogataa goobaha dareenka leh ( Hot Spot)
Jirka haweeneyda waxa uu u baahan yahay in baaritaano weyn lagu samaeeyo oo aad il gaar ah u yeelato taabasho waaiba oo aad jirkeeda ku sameyneyso .
Waxaad ogataa in xubinta haweenka ka buuxaan unugyo yar oo ay ka helaan raaxo waali ah oo dhaaftay kacsi tusaale AFE(Anterior Fornix Erotic Zone ) waxa ay ka qaadaan waali waxa uuna saaran yahay sakxada darbiga dambe ee xubinta haweenka .
Marka aad ogato goobaha ay ka kacsaneyso ee loo soo daa degay dhanka galmada waxaa fiican in haweeneyda dhaabrkeeda ku jifato ayna kor u qaado lugaheeda marka aad meeshana joogto xusuusnoow .
Waxaad ogaata in habkaasi kaliya ku gaareyn goobaha kacsiga ee xubunta haweenka qorsah ku darso in haweeneyda Barkin ama wax sara u soo qaadaya qeybteeda dambe si jirka malabyarowga uu u xanta xanteeyo kintirka
In haweeneyda ka sara marto iyana raaxo ayay ka helaan haweenka waan habka ugu fudud ee ay ku halayaan Orgasm-ka
Habka kale ee ah in ninka naagta is garab jiftaan (Spoon Position) yacnii dhanka gadaal ayuu ka soo marayaa iyana kor ayay u qaadeysa mid ka mid ah lugaheeda waxa ayna tani ka dhigeysa xubinta haweenka mid ciriiri ah oo malabyarowga qab qabsaneysa
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment