Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal iyo Warbixin laga duubay Ciidamada Dawladda Ingiriiska ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya iyo Waxyaabaha ay ka Qabtaan.
Soomaaliya ayaa waxaa Ciidamo badan ay ka Joogaan dalal kala duwan, Kuwaasi oo sheegay inay Caawinayaan Dhismaha Ciidamada iyo la dagaalanka Al-shabaab oo ah dhibaatada ugu wayn ee Soomaaliya hortaagan.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment