Bulsha:- Arjun Kapoor iyo Priyanka Chopra waxay hori ka wada shaqeeyeen filimka Gunday laakiin jaceyl kuma wadaagin labadooda oo Ranveer Singh ayaa PC filimkaas jaceyl ka wada dhaxeeyay.
Arjun Kapoor oo baraha bulshada si weyn ugu xiran wuxuu soo dhigay filimka Gunday asigoo tilmaamy inuu yahay filim qibrad weyn uu ka helay laakiin jilaagaan ayaa la weydiiyay inuu mar kale la shaqeyn doono Priyanka Chopra.
Arjun ayaana qoraal kale soo dhigay asigoo sheegay kalii in PC uu la shaqeyn doono marka ay kusoo laabato Hindiya asigoo sidoo kale saxaafada u sheegay In PC tahay qof ku mashquulsan Hollywood-ka.
Waxaana rajeynaa mark ay soo laabato sheekada filimada lala wadaagaayo mid ka mid ah aniga iyo iyada wada sameyno waana qaabka kalii aan ku wada shaqeyn doono PC.
Dhinaca shaqada Arjun Kapoor waxa uu ku mashquulsan yahay xayaysiinta filimkiisa Mubarakan oo la daawan doono 28 July 2017.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment