Shalay Iyo Maanta Labo Kaarto Cusub Ayaa Laga Soo Bandhigay Filimka Half GirlFriend Iyo Xiliga Goos Gooskiisa La Daawan Doono

Bulsha:- Waxaa labo kaarto soo jiidash leh laga soo bandhigay filimka Half Girlfriend ee hogaamiyaha ka yihiin Arjun Kapoor Iyo Sharddha Kapoor.

Shalay waxaa lasoo bandhigay kaarto soo jiidash leh oo Arjun Akpoor Iyo Shraddha Kapoor is dhunkanaayaan maanta waxaa lasoo bandhigay mid kale oo soo jiidash leh oo hogaamiyaasha filimka labadooda Jaceyl saaid ka muuqdo.


Filimka Half Girlfriend waxaa laga soo min guuriyay buuga caanka ah ee uu qoray Chettan Bhagat waan filim xiiso leh  oo  Jaceyl iyo nolasha dhalin yaranimada ka hadlaayo filimkaan goos gooskiisa ayaa la daawan doona maalinta barito ah.
Filimkaan waxaa director ka Mohit Suri halka qarash gareeye ka tahay Ekta Kapoor filimkaan ayaa la daawan doona 19 May 2017.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment