Bulsha:- Inaba caadi ma ahan Kareena Kapoor Khan ayaa hadal heynta Bollywood-ka la wareegtay maanta xili laga soo bandhigay sawiro muujinaayo sida ay xidigtaan u shidan tahay marwalbo.
Bebo iyo seygeeda Saif Ali Khan ayaa ka mid ahaayeen martidii xalay lagu casuumay guriga Karan Johar oo ka dhacday xaflad heer sare ah.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO

Blogger Comment
Facebook Comment