Ma Tahay Qof Shaki Badan Hadaba Baro Dhibaatooyinka Laga Dhaxlo Shakiga Badan..!!!

Bulsha:- Cudurka ugu xun oo dawada ay u waayeen culimadda ku takhasusay cilmi nafsiga waa shakiga. Culimadan waxa ay isku raaceen cudurkan, cidda uu ku dhaco inta badan inay dhibaateeyaan dadka kale shaki dartii.

Sidoo kale, waxay sheegeen dawada cudurkan inay gacanta ugu jirto qofka oo dib u eega waxa haya iyo inuu aanu ku fududaan wax kasta looga sheekeeyo.

Waxay dardaaran ku bixiyeen, in aan xil weyn loo dhiibin sida Madaxweyne inuu noqdo ama Qaadi qofka shakiga badan waayo, ayay yidhaahdeen, arrimo looga sheekeeyay ayaa u horseeda xad gudub inay la yimaadaan ama dad ku nacaan.

Qofka shakiga badan wuxuu la imaadaa dhibaatooyin faro badan haba u badnaadeen dhibaatooyin uu u geysto dadyoowga u dhaw.

Shakiga waa sheeyga keliya ee sida xoogan ukala dhambalo jaceylka ka dhaxeeyo lamaanaha, taasi waxaa kasii dhib badan qofka shakiga badan mar haduu shaki awgiis lamaanihiisa u dhibaateeyo una eryo ma heli cafin kaga imaato lamaanihiisa waayo shakiga qofka lagu dhibaateeyo wuxuu ku reebaa raadad xanuun badan…
Hadaba akhristaha Allsiyaasad.com ma tahay qof shaki badan ama dhib loogu geeystay shaki laga shakiyay awgii……..











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment