Ma Sheegi Kartaa Cunada Aysan Ka Tagi Karin Boqorada UK Queen Elizabeth II Marka Ay Safar Ku Jirto

Bulsha:- Boqorada UK Queen Elizabeth II  sir u gaar ah ayaa banaanka lasoo dhigay taasi oo ku aadan xiliga ay safreyso ama saraka ku jirto cunnada gaarka ah oo ay qaadato.

Waxaa la sheegay Queen Elizabeth II inaysan ka tagi karin doolshada nooca buskut-ka ah ee midib ahaan maddow ah sidoo kalena kafee ku darsan ka ahaan karin.

Queen Elizabeth II hadii ay safar diyaarad, gaadiid ama tareen ku baxeyso lama waxyaabood kama tago boorsadeeda gacanta maddowga ah iyo Cake ama doolshada buskut-ka ka sameesan oo ay aduunka ugu jeceshahay cunno ahaan.


Darren McGrady oo ahaa cunta kariyaha boqortooyada Ingiriiska ayaa sheekadan daaha ka qaaday dhawaan uu wargeyska caanka ah Harper Magazine wareysi siinayay.

Sidoo kalena Darren McGrady wuxuu sheegay in boqorada UK aysan ka helin cunista raashiinka qaar sida bataatiga, baastada, tuunta iyo cunooyin kale.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment