La Yaab: Nin Sedex Sano Oo Xariir Ah Hal Fariin (Message) Usoo Diraayay Maalin Kasto Gabbar Ay Kala Hareen!!

Bulsha:- Waa wax dabiici ah lamaanaha xiriirka ka dhaxeeyo inay kala haraan sidoo kalena labo wado kala duwan ay kala qaadaan qof walbana wuxuu isku dayaa noloshii ka luntay inuu iska hilmaamo ama ka kabsado.

Mararka qaar waxaa dhacdo lamaanaha marka ay kala haraan in mid ka mid ah qofka uusan ka samri karin soo xariiriyo ka baryo inay isku soo laabtaan markii dambena hadii diidmada laga badiyo kuwo qaar dhibaato ayay u geestaan lamaanahoodii hore.

Laakiin sheekadaan sidaas wey ka duwan tahay waayo nin ayaa la sheegay in sedex sano oo xariir ah maalin kasto fariin (Message) isku mid ah usoo diraayay gabbar ay kala hareen.

Maalin walbo ninkaan wuxuu gabadhii ay kala hareen usoo diraan fariin u qoran sidaan:

Waan ku necbahay

Waan ku necbahay

Waan ku necbahay

Waan ku necbahay

Weli waan ku necbahay

Maanta ayaan xoogaa kusii yara nacay

Waan ku necbahay

Waan ku necbahay

Hadaba gabadha nafta loo keenay waxay ugu jawaabtay:

Waa yahay
Ma iga joojin kartaa maalin walbo fariinta aad ii soo direyo, mudo sedex sano oo xariir ah ayaad fariintaan igu waashay.

Ninkii wuxuu ku jawaabay:
Ma doonayo inaan ku hilmaamo

Fadlan warbixinta sare ayadoo sawir ah oo lagu qaaday Snip hoos kaga bogo:



Waxaa la sheegay ninkaan si uusan u hilmaamin inuu fariinta sare maalin walbo u diro gabadha ay kala hareen sedex sano ka hor wuxuu sameestay Alarm ama dhawaqa saacada oo xasuusinaayo xiligii uu fariinta diri lahaa kkkk kkk kkkk.

Sawirka hoose ku arag sida uu Alarm waqti kala duwan ugu xirtay gambaleelka saacada una soo xasuusiyo inuu fariinta saaxiibtiisii hore u diro:


Waa u jeediin iskoorka la sameeyay aqristayaal wax ka dhaha sheekadan, ninka weli gabadha miyuu jecel yahay ileen waxaan naceyb ka weyn, dooda waa xagiina…………….












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment