Filimka Padmavati Markale Ayuu Dib Udhac Ku Imaanaya Maadama Deepika Padukone Xanuunsatay Maalmona Nasan Doonto!

Bulsha:-  Deepika ayaa sanadkaan noqotay qof saaid umashquulsan maadama mashruuc ka mashruuc ay kumashquuleyso xidigtaan ayaa lashegay in ay daashay xanuuno jirka ahna daremeyso sidaa awgeed waxay u baahanatahay ansiino maalmo ah.

waxay dareymeesa cafimaad dari sodaa awgeed waxaa lagula taliyey in ay maalmo sarirteeda ku nasato si caafimadkeda ugusoo laabto maadama howl iskadaba waday sanadkaan halmarna nasiino aysan helin.

sawir qaade Manav Manglani ayaa bartiisa Instagramka kusoo qoray qoraalkan,” Deepika caafimadkeeda ma fiicno maaadama laga haayo dhanka dhabarka iyo qoorta sidaa awgeed filimka maalmo ayuu dib udhacaya ayada darteeda ilaa ayada ay caafimad buuxa kasoo hesho waaana sida ka cadeyay.”

waxaan sugnaaba waa caafimadka Diva si howsheeda mudada dheer qabyada ahed udhamestirato waayo filimkaan waxbadan ayu dib udhac kuyimid sidaa awgeed markani waxaa lafilaa SLB filimkiisa si nadiif ah inuu usocon doono.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment