Daawo NIMCO DAREEN & LAFOOLE oo Hees aad u Macaan Soo Saaray

Bulsha:-   Xidigaha Fanka Somaliyeed Nimco Muhammad Hassan (NIMCO DAREEN) & Mohamed Hassan Hussein (Lafoole) ayaa soo saaray hees aad u macaan oo jaceyl ah heestan oo lagu duubay Studioga Ahmed Wali Furinle ee Jigjiga. Hoos ka daawo videoga yaala









Xigasho:- thesomaliworld

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment