Bulsha:- waxaan idinla wadaagnay filimka uu Directorka ka yahay Aanand L Rai kaasoo aanan wali wax magaca ah loo bixinin bale uu hogaamiyaha ka yahay SRK in loo raadinoyo atariisho SRK atariisho u noqoto, filimkaan ayaa lashegay in Deepika loo bandhigay markii hore.
kadibna Deepika ay ka cudur daaratay ayadoo sheegatay mashquulo fara badan, hadaba filimsameyasha iyo SRK waxay kutashteen in ay Anushka Sharma ubandhigaan kadibna ayada la saxiixdan balse maxaa dhacay ka gadaal.
waxaa dhacday in saxaafada ayba iska dhaadhiciyeen in filimkaani Ansuhka atariisho koowad ka tahay halka Katrina ay iyadana ay atariisho labaad ka tahay hadaba wararka aya waxay nagusoo gaaren in Anushka wareysi laga qaaday kadibna ay ku jawabatay ama ay sheegtay.
in aan wax barnaam9ijkaas ah loola imaanin ama sheeko filim ha ahaato amaba saxiix filimkaas ah, hadaba arinka xiiso ayuu sii yeelanayan Anushka waxay u muuqata in aysan filimkaan aqbali doonin.
sikastee ahaataba SRK iyo Anushka hada ayeeba ku guda jiraan duubista filimkooda aan asna magaca loo bixining balse dadka ugu yeeran The Ringh kaasuna uu Director ka yahay Imtiaz Ali.
hadaba sidaan horey idinkugu sheegnayb hadii Anushka diido filimkaan Filimsameye Aanand wuxuu sitoos ah u abaari doona atariishada dooqisa ah ee Sonam Kapoor waa arin nkale fiican maadama Sonam iyo SRK markoodi koowad shaashada iskala soo muuqan doonan.
Sonam waxay horey ola soo shaqeysay Super Star Salman Khan filimkii Prem Ratan Dhan Payo, sidaa awged da’da waxba ma ahan hadee SRK na la keento filim walibana atariisho u noqoto.
filimkaan waxaa la filayaa in la daawado Dec 2018 sido kale SRK wuxuu muuqaal marti ah ku yeelan doona filim Sallu ee Tubelight sida wararka nagusoo gaareen.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment